Mid ka mid ah jilayaasha ugu caansan aflaamta Hindiga oo geeriyooday (Daawo Sawirro)

Jilaagii caanka ah ee reer Hindiya, Khader Khan oo in muddo ah ku xanuunsanaa dalka Canada ayaa geeriyooday sida uu daabacay wargeyska The Hindustan Times oo ka mid ah wargesyada ugu afka dheer dalka Hindiya. Khader Khan oo heystay diinta Islaamka ayaa maqaam sare kaga jiray fanka dalka Hindiya, waxaana uu ka qeyb qaatay aflaam … Continue reading Mid ka mid ah jilayaasha ugu caansan aflaamta Hindiga oo geeriyooday (Daawo Sawirro)